Qaamuuska Asalka
mindheelli
MagacLafdheeri
Macnaha
Ilmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda.
Erayo la-mid ah
mindhaafk. Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.mindhicirXuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida u…mindhicir(c.nafl.) Qayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloos…mindhicirisdabJirro geela ku dhacda oo xiidmaha kala xirta.mindhismo1. U hawlgalka guur cusub samayntiis. 2. Muddada arooska lag…mindiShay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo le…mindirraaci1. Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, s…mindirraacinld mindirraacis.

