Qaamuuska Asalka
mindhismo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. U hawlgalka guur cusub samayntiis. 2. Muddada arooska lagu jiro. 3. Nin la deggan reerka uu wax ka qabo. 4. Qalabka ama hantida lagu taakuleeyo laba qof oo aroos gelaya.
Erayo la-mid ah
mindhaafk. Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.mindheelliIlmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda.mindhicirXuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida u…mindhicir(c.nafl.) Qayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloos…mindhicirisdabJirro geela ku dhacda oo xiidmaha kala xirta.mindiShay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo le…mindirraaci1. Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, s…mindirraacinld mindirraacis.

