Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mindi

(-iyo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.

Erayo la-mid ah

mindhaafk. Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.mindheelliIlmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda.mindhicirXuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida u…mindhicir(c.nafl.) Qayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloos…mindhicirisdabJirro geela ku dhacda oo xiidmaha kala xirta.mindhismo1. U hawlgalka guur cusub samayntiis. 2. Muddada arooska lag…mindirraaci1. Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, s…mindirraacinld mindirraacis.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms