Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mindhicir

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Xuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida uu u badanyahay.

Erayo la-mid ah

mindhaafk. Waxaa laga yaabaa; malaha. Tus. “Mindhaa wuu imaanayaa”.mindheelliIlmagaleenka dhedigoodka oo qalloocda.mindhicirisdabJirro geela ku dhacda oo xiidmaha kala xirta.mindhismo1. U hawlgalka guur cusub samayntiis. 2. Muddada arooska lag…mindiShay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo le…mindirraaci1. Arrin aan weli bislaan ama aan dhab looga baaraandegin, s…mindirraacinld mindirraacis.mindumis1. Xaal laga qaado nin lagu soo eedeeyay in uu fara xumeeyay…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms