Qaamuuska Asalka
milan-joogtayn
(kiim.)MagacLafdheeri
Macnaha
Milanka ku nagaada qiime pH oo madoorsoome ah marka lagu daro asiidho ama alkaliyo. Milannada joogtaynta waxa badanaaba ku jira asiidh daciif ah iyo hal nooc oo cusbooyinkeeda ah taas oo ka dhalatay beys xooggan sida milan ah asitig asiidh iyo naatriyam asiteyt.
Erayo la-mid ah
milaadQiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.milaadiWax maskax ka qiyaasid.milaadsoWax maskax ka qiyaasasho.milaalBuuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.milaalWax mug leh, wax kale ka buuxin.milaalanKa m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.milaalanWax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.milaalidld milaal¹.

