Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

milaalan

(-lmay, -lantay; -lmi)
Falmg1

Macnaha

Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.

Erayo la-mid ah

milaadQiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.milaadiWax maskax ka qiyaasid.milaadsoWax maskax ka qiyaasasho.milaalBuuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.milaalWax mug leh, wax kale ka buuxin.milaalidld milaal¹.milaalnaanld milaalnaansho.milaalnaansho/dh ld milaalnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms