Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

milaad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.

Erayo la-mid ah

milaadiWax maskax ka qiyaasid.milaadsoWax maskax ka qiyaasasho.milaalBuuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.milaalWax mug leh, wax kale ka buuxin.milaalanWax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.milaalanKa m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.milaalidld milaal¹.milaalnaanld milaalnaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms