Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

milaadso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Wax maskax ka qiyaasasho.

Erayo la-mid ah

milaadQiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.milaadiWax maskax ka qiyaasid.milaalBuuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.milaalWax mug leh, wax kale ka buuxin.milaalanWax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.milaalanKa m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.milaalidld milaal¹.milaalnaanld milaalnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms