Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

milaadi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax maskax ka qiyaasid.

Erayo la-mid ah

milaadQiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.milaadsoWax maskax ka qiyaasasho.milaalBuuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.milaalWax mug leh, wax kale ka buuxin.milaalanWax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.milaalanKa m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.milaalidld milaal¹.milaalnaanld milaalnaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms