Qaamuuska Asalka
milan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Hoor ka unkamay laba ama dhawr nooc ama walxood kuwaas oo isugu dhex baahay si heer molikuyuuleed ah. Haddaba, milanku waa isku kaan buuxa. Xubinta hadba badan ee milan waxa la yiraa mile, badanaaba waa hoor saafi ah xubinta yarna waxa la yiraa milme (neef, hoor ama adke).
Erayo la-mid ah
milaadQiyaasta qof maskaxdiisa wax ka qiyaaso.milaadiWax maskax ka qiyaasid.milaadsoWax maskax ka qiyaasasho.milaalBuuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.milaalWax mug leh, wax kale ka buuxin.milaalanWax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.milaalanKa m.: wax mug leh oo wax kale laga buuxshay ahaansho.milaalidld milaal¹.

