Erayo la-mid ah
mariLax saddex jeer ama ka badan dhashay.mari1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. ā¦maridld mar¹ (4), maris².mariid1. Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm. 2. Geed mariā¦mariikhMeerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarkaā¦mariilld maliilid.mariishanaansho/dh ld maliishanaan.marimbaCiyaar dhaqameed laga yaqaan Xamar.

