Qaamuuska Asalka
mariid
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm. 2. Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.
Erayo la-mid ah
mariLax saddex jeer ama ka badan dhashay.mari1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. …maridld mar¹ (4), maris².mariikhMeerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka…mariilld maliilid.mariishanaansho/dh ld maliishanaan.marimbaCiyaar dhaqameed laga yaqaan Xamar.marin1. Jid; waddo. 2. Gar; sharci.

