Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mari

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.

Erayo la-mid ah

maridld mar¹ (4), maris².mariid1. Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm. 2. Geed mari…mariikhMeerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka…mariilld maliilid.mariishanaansho/dh ld maliishanaan.marimbaCiyaar dhaqameed laga yaqaan Xamar.marin1. Jid; waddo. 2. Gar; sharci.marinld maris¹ (3).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms