Qaamuuska Asalka
marid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld mar¹ (4), maris².
Erayo la-mid ah
mariLax saddex jeer ama ka badan dhashay.mari1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. …mariid1. Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm. 2. Geed mari…mariikhMeerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka…mariilld maliilid.mariishanaansho/dh ld maliishanaan.marimbaCiyaar dhaqameed laga yaqaan Xamar.marin1. Jid; waddo. 2. Gar; sharci.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
