Qaamuuska Asalka
mariikh
(c.fal.)MagacLafdheeri
Macnaha
Meerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka; cirjeex; farraarre.
Erayo la-mid ah
mariLax saddex jeer ama ka badan dhashay.mari1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. ā¦maridld mar¹ (4), maris².mariid1. Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm. 2. Geed mariā¦mariilld maliilid.mariishanaansho/dh ld maliishanaan.marimbaCiyaar dhaqameed laga yaqaan Xamar.marin1. Jid; waddo. 2. Gar; sharci.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
