Qaamuuska Asalka
maqaardhac
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Cudur muddo dheer oo maqaarka ku dhaca, waxa lagu yaqaan haaro qolfo leh oo cuncun badan oo ka sameysma suxullada, dhudhummada, jilbaha, lugaha, madaxa iyo meelo kale oo jirka ka mid ah.
Erayo la-mid ah
maqaaladQoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal amamaqaaleWar la maqlay aan goobjoog loo ahayn.maqaalinBir af qoroofan oo xagga dambe dalool ku leh oo mallaayga la…maqaan1. (-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso. …maqaarDub.maqaarQaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga laf…maqaar-dhexaadLakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, wax…maqaar-ku-durMudidda ila maqaarka hoostiisa.

