Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maqaar-dhexaad

(c.nafl.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Lakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, waxaana uu soo saaraa nudo isku-xidhayaal dhiiqa, muruqyada iwm.

Erayo la-mid ah

maqaaladQoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal amamaqaaleWar la maqlay aan goobjoog loo ahayn.maqaalinBir af qoroofan oo xagga dambe dalool ku leh oo mallaayga la…maqaan1. (-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso. …maqaarDub.maqaarQaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga laf…maqaar-ku-durMudidda ila maqaarka hoostiisa.maqaardhacCudur muddo dheer oo maqaarka ku dhaca, waxa lagu yaqaan haa…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms