Qaamuuska Asalka
maqaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso. 2. ld mekhaan. Darajo. 3. ld mekhaan. Sharaf; maamuus; qaymo.
Erayo la-mid ah
maqaaladQoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal amamaqaaleWar la maqlay aan goobjoog loo ahayn.maqaalinBir af qoroofan oo xagga dambe dalool ku leh oo mallaayga la…maqaarDub.maqaarQaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga laf…maqaar-dhexaadLakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, wax…maqaar-ku-durMudidda ila maqaarka hoostiisa.maqaardhacCudur muddo dheer oo maqaarka ku dhaca, waxa lagu yaqaan haa…

