Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maqaalin

(-no, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Bir af qoroofan oo xagga dambe dalool ku leh oo mallaayga lagu dabo.

Erayo la-mid ah

maqaaladQoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal amamaqaaleWar la maqlay aan goobjoog loo ahayn.maqaan1. (-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso. …maqaarDub.maqaarQaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga laf…maqaar-dhexaadLakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, wax…maqaar-ku-durMudidda ila maqaarka hoostiisa.maqaardhacCudur muddo dheer oo maqaarka ku dhaca, waxa lagu yaqaan haa…
Erayga Manta
taagdaranQof tabar yar ahaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms