Qaamuuska Asalka
maqaar
(-rro, m.l/maqaar, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dub.
Erayo la-mid ah
maqaaladQoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal amamaqaaleWar la maqlay aan goobjoog loo ahayn.maqaalinBir af qoroofan oo xagga dambe dalool ku leh oo mallaayga la…maqaan1. (-nno, m.dh) Meel la yaqaan oo sheekh caan ah lagu xuso. …maqaar-dhexaadLakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, wax…maqaar-ku-durMudidda ila maqaarka hoostiisa.maqaardhacCudur muddo dheer oo maqaarka ku dhaca, waxa lagu yaqaan haa…maqaarholac(daaw.) Halaamacoodka haragga oo inta badan uu keeno dulan d…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
