Qaamuuska Asalka
maggowso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Hoore aad u cantuugid (qof).
Erayo la-mid ah
maggaabiHoore aad loo cantuugo siin (qof).maggaabidld maggow¹.maggaaboCantuugo weyn.maggaraasoNooc libaax badeedka ka mid ah.maggarafoonQalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddelamah…maggeynoSac ama hal aad u caano badan.maggow1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2.…maggowHoore aad u cantuugid.

