Qaamuuska Asalka
maggaabid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld maggow¹.
Erayo la-mid ah
maggaabiHoore aad loo cantuugo siin (qof).maggaaboCantuugo weyn.maggaraasoNooc libaax badeedka ka mid ah.maggarafoonQalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddelamah…maggeynoSac ama hal aad u caano badan.maggow1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2.…maggowHoore aad u cantuugid.maggowsashold maggowsad, maggowsi.

