Qaamuuska Asalka
maggeyno
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Sac ama hal aad u caano badan.
Erayo la-mid ah
maggaabiHoore aad loo cantuugo siin (qof).maggaabidld maggow¹.maggaaboCantuugo weyn.maggaraasoNooc libaax badeedka ka mid ah.maggarafoonQalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddelamah…maggow1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2.…maggowHoore aad u cantuugid.maggowsashold maggowsad, maggowsi.

