Qaamuuska Asalka
maggaabi
(-iyay, -isay)Fallg2
Macnaha
Hoore aad loo cantuugo siin (qof).
Erayo la-mid ah
maggaabidld maggow¹.maggaaboCantuugo weyn.maggaraasoNooc libaax badeedka ka mid ah.maggarafoonQalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddelamah…maggeynoSac ama hal aad u caano badan.maggow1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2.…maggowHoore aad u cantuugid.maggowsashold maggowsad, maggowsi.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
