Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maggow

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan. 2. ld maggaabid.

Erayo la-mid ah

maggaabiHoore aad loo cantuugo siin (qof).maggaabidld maggow¹.maggaaboCantuugo weyn.maggaraasoNooc libaax badeedka ka mid ah.maggarafoonQalab xoojiya codadka yaryar oo hirarka jabaqda u beddelamah…maggeynoSac ama hal aad u caano badan.maggowsashold maggowsad, maggowsi.maggowsiiQof, hoore hal mar afka uga buuxin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms