Qaamuuska Asalka
maddiiddo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Wax laguakhriyo haweeney la rabo in nin la oggoleysiiyo.
Erayo la-mid ah
maddaad1. Khad; dawaad. 2. Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga …maddaalannimoMaddaale ahaansho.maddaaleQof aan hawsha ka daalin, hawlkar.maddanYeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo.maddaneBir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha …maddaraqBir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dhee…maddaroorsheQalabka wax lagu dhiso nooc ka mid ah oo aanbiyaha sii dayn.maddiibad/dh (-dyo, m.dh/-do, m.l) Baaquli; daafiri.

