Qaamuuska Asalka
maddaale
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.
Erayo la-mid ah
maddaad1. Khad; dawaad. 2. Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga …maddaalannimoMaddaale ahaansho.maddanYeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo.maddaneBir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha …maddaraqBir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dhee…maddaroorsheQalabka wax lagu dhiso nooc ka mid ah oo aanbiyaha sii dayn.maddiibad/dh (-dyo, m.dh/-do, m.l) Baaquli; daafiri.maddiiddaaCaws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha bi…

