Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maddaroorshe

(-shayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qalabka wax lagu dhiso nooc ka mid ah oo aanbiyaha sii dayn.

Erayo la-mid ah

maddaad1. Khad; dawaad. 2. Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga …maddaalannimoMaddaale ahaansho.maddaaleQof aan hawsha ka daalin, hawlkar.maddanYeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo.maddaneBir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha …maddaraqBir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dhee…maddiibad/dh (-dyo, m.dh/-do, m.l) Baaquli; daafiri.maddiiddaaCaws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha bi…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms