Qaamuuska Asalka
maddan
MagacLafdheeri
Macnaha
Yeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo.
Erayo la-mid ah
maddaad1. Khad; dawaad. 2. Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga …maddaalannimoMaddaale ahaansho.maddaaleQof aan hawsha ka daalin, hawlkar.maddaneBir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha …maddaraqBir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dhee…maddaroorsheQalabka wax lagu dhiso nooc ka mid ah oo aanbiyaha sii dayn.maddiibad/dh (-dyo, m.dh/-do, m.l) Baaquli; daafiri.maddiiddaaCaws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha bi…

