Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maddaraq

(-qyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Bir xoogan oo leh af ballaaran iyo mid dhuuban iyo daab dheer oo meelaha adag lagu qodo; garweyn. ld maddarab.

Erayo la-mid ah

maddaad1. Khad; dawaad. 2. Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga …maddaalannimoMaddaale ahaansho.maddaaleQof aan hawsha ka daalin, hawlkar.maddanYeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo.maddaneBir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha …maddaroorsheQalabka wax lagu dhiso nooc ka mid ah oo aanbiyaha sii dayn.maddiibad/dh (-dyo, m.dh/-do, m.l) Baaquli; daafiri.maddiiddaaCaws dhaadheer oo adag oo lo'du daaqdo, kana baxa meelaha bi…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms