Qaamuuska Asalka
kulannada-Kaartis
(xis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Habdhis kulan ee rugta ay bari taallo lagu helo fogaanta ay bartaasi u jirto xarriiqyo tixraac oo lagu magacaabo dhidibbo. Laba addimaa-leyaasha waxaa la adeegsadaa laba xarriiqood, badanaaba labada xarriiqood waa ay isku qotomaan. Waxa ayna sammeeyaan habdhiska kulannada laydi. Xarriiqda jiifta waa dhidibka - x, tan taaganna waa dhidibka - y. Barta ay labada xarriiqood iska gooyaan 0, waa unugga habdhiska kullanka.
Erayo la-mid ah
kulaalDab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.kulaalDab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta…kulaalaha-koonfureedBarbar la- ahe lool, qiyaas ahaan 23° k, oo muujinaya dacalk…kulaalaha-waqooyiBarbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° w, oo tilmaamaya dacalk…kulaalayaal/dh (juqr.) Gobolka ku yaal inta u dhexaysa kulaalaha woqooy…kulaaleDhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mar…kulaanbeeyCeesaamo yaryar; ugeyb.kulanIsu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti…

