Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kulaalaha-waqooyi

(juqr.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Barbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° w, oo tilmaamaya dacalka woqooyi ugu xiga ee qorraxdu toos isu dul taagto duhurkii.

Erayo la-mid ah

kulaalDab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.kulaalDab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta…kulaalaha-koonfureedBarbar la- ahe lool, qiyaas ahaan 23° k, oo muujinaya dacalk…kulaalayaal/dh (juqr.) Gobolka ku yaal inta u dhexaysa kulaalaha woqooy…kulaaleDhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mar…kulaanbeeyCeesaamo yaryar; ugeyb.kulanUrur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Ba…kulanIsu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms