Qaamuuska Asalka
kulaal
MagacLafdheeri
Macnaha
Dab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta laysaga bi'iyo.
Erayo la-mid ah
kulaalaha-koonfureedBarbar la- ahe lool, qiyaas ahaan 23° k, oo muujinaya dacalk…kulaalaha-waqooyiBarbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° w, oo tilmaamaya dacalk…kulaalayaal/dh (juqr.) Gobolka ku yaal inta u dhexaysa kulaalaha woqooy…kulaaleDhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mar…kulaanbeeyCeesaamo yaryar; ugeyb.kulanUrur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Ba…kulanDad meel isugu imaansho ama ku shirid.kulanIsu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti…

