Qaamuuska Asalka
kulaalaha-koonfureed
(juqr.)MagacLafdheeri
Macnaha
Barbar la- ahe lool, qiyaas ahaan 23° k, oo muujinaya dacalka ugu koonfureeya ee qorraxdu toos isu dul taagto duhurka.
Erayo la-mid ah
kulaalDab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.kulaalDab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta…kulaalaha-waqooyiBarbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° w, oo tilmaamaya dacalk…kulaalayaal/dh (juqr.) Gobolka ku yaal inta u dhexaysa kulaalaha woqooy…kulaaleDhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mar…kulaanbeeyCeesaamo yaryar; ugeyb.kulanUrur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Ba…kulanIsu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti…

