Qaamuuska Asalka
kulaalayaal
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (juqr.) Gobolka ku yaal inta u dhexaysa kulaalaha woqooyi iyo kulaalaha koonfureed oo marmarka qaarkood loo 521kulaale yaqaan jiidda kulul. Jiidaas waxay qorraxdu toos isu dul taagtaa laba jeer sannadkii, iftiinka qorraxduna uguna dhaco jeenjeedh, cimilo ooreededuna waa kulaal. Eraygu wuxuu inta badan xambaarsanyahay meelo ku qabsan loolka sare, tusaale, ugu fogaan ilaa 30° w iyo k, halkaasoo xaaladda cimilada kulaalayda, tusaale, ahaan, laga helo.
Erayo la-mid ah
kulaalDab ag fariisasho si dhaxanta la isaga bi'iyo.kulaalDab ama wax la mid ah oo kulul oo inta loo dhowaado dhaxanta…kulaalaha-koonfureedBarbar la- ahe lool, qiyaas ahaan 23° k, oo muujinaya dacalk…kulaalaha-waqooyiBarbar la-ahe lool, qiyaas ahaan 23° w, oo tilmaamaya dacalk…kulaaleDhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mar…kulaanbeeyCeesaamo yaryar; ugeyb.kulanUrur tirooyin ah oo lagu muujiyo bar ku taalla dulalaati. Ba…kulanIsu imaadka dad meel isugu yimaadaan; urur; shir. ld kulanti…

