Qaamuuska Asalka
koorrib
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Kuul madow oo quraarad ah.
Erayo la-mid ah
koorDhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxan…koorDawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.koor1. Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo…koorabixisBir dhuuban, daab xooggan leh oo weelasha lagu xordo.kooraggooyeNin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.kooraggooyennimoKooraggooye ahaansho (nin).kooraqoreNin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.koorasaar1. Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal. 2. Duudka fard…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
