Qaamuuska Asalka
koor
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
Erayo la-mid ah
koorabixisBir dhuuban, daab xooggan leh oo weelasha lagu xordo.kooraggooyeNin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.kooraggooyennimoKooraggooye ahaansho (nin).kooraqoreNin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.koorasaar1. Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal. 2. Duudka fard…kooreShey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro…kooreeKoore saarid (Faras, baqal).kooriKoor yeerid.

