Qaamuuska Asalka
koorasaar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal. 2. Duudka fardaha meesha kooraha la saaro.
Erayo la-mid ah
koorDhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxan…koorDawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.koor1. Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo…koorabixisBir dhuuban, daab xooggan leh oo weelasha lagu xordo.kooraggooyeNin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.kooraggooyennimoKooraggooye ahaansho (nin).kooraqoreNin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.kooreShey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
