Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kooraggooye

(-yayaal, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.

Erayo la-mid ah

koorDhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxan…koorDawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.koor1. Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo…koorabixisBir dhuuban, daab xooggan leh oo weelasha lagu xordo.kooraggooyennimoKooraggooye ahaansho (nin).kooraqoreNin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.koorasaar1. Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal. 2. Duudka fard…kooreShey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms