Qaamuuska Asalka
koorabixis
MagacLafdheeri
Macnaha
Bir dhuuban, daab xooggan leh oo weelasha lagu xordo.
Erayo la-mid ah
koorDhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxan…koorDawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.koor1. Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo…kooraggooyeNin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.kooraggooyennimoKooraggooye ahaansho (nin).kooraqoreNin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.koorasaar1. Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal. 2. Duudka fard…kooreShey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro…

