Qaamuuska Asalka
jibakeenid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld jibakeen¹.
Erayo la-mid ah
jibaadReen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.jibaadXoog u reemid; aad u taahid.jibaadgaabisDuco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mi…jibaal1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibba…jibaalDhismo dhagax ah ded kor ka saarid.jibaaleeDhul dhowr jibaal u qaybin.jibaaleynld jibaaleys.jibaax1. Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca. 2. ld jibaaxid. Maridda…

