Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jibaadgaabis

MagacLafdheeri

Macnaha

Duco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mid uu u dhaco.

Erayo la-mid ah

jibaadReen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.jibaadXoog u reemid; aad u taahid.jibaal1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibba…jibaalDhismo dhagax ah ded kor ka saarid.jibaaleeDhul dhowr jibaal u qaybin.jibaaleynld jibaaleys.jibaax1. Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca. 2. ld jibaaxid. Maridda…jibaaxMeel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms