Qaamuuska Asalka
jibaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah. 2. Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.
Erayo la-mid ah
jibaadReen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.jibaadXoog u reemid; aad u taahid.jibaadgaabisDuco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mi…jibaaleeDhul dhowr jibaal u qaybin.jibaaleynld jibaaleys.jibaax1. Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca. 2. ld jibaaxid. Maridda…jibaaxMeel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.jibaaxidld jibaax¹(2).

