Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jibaax

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca. 2. ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay.

Erayo la-mid ah

jibaadReen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.jibaadXoog u reemid; aad u taahid.jibaadgaabisDuco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mi…jibaal1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibba…jibaalDhismo dhagax ah ded kor ka saarid.jibaaleeDhul dhowr jibaal u qaybin.jibaaleynld jibaaleys.jibaaxidld jibaax¹(2).
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms