Qaamuuska Asalka
jibaalee
(-leeyay, -leysay)Falg2
Macnaha
Dhul dhowr jibaal u qaybin.
Erayo la-mid ah
jibaadReen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran.jibaadXoog u reemid; aad u taahid.jibaadgaabisDuco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mi…jibaal1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibba…jibaalDhismo dhagax ah ded kor ka saarid.jibaaleynld jibaaleys.jibaax1. Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca. 2. ld jibaaxid. Maridda…jibaaxMeel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.

