Qaamuuska Asalka
jeermitirid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
jeermitir.
Erayo la-mid ah
jeer1. Goor; Waqti; Ammin. 2. J.ma: goorma?jeerNaasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor l…jeeraariXoolo jeeraaro samayn.jeeraarinld jeeraro.jeeraaroOrod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld …jeerinGeedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniina…jeerjeer1. Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno. 2. Maqal yarya…jeermiNoole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.

