Qaamuuska Asalka
jeermi
MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
Noole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.
Erayo la-mid ah
jeer1. Goor; Waqti; Ammin. 2. J.ma: goorma?jeerNaasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor l…jeeraariXoolo jeeraaro samayn.jeeraarinld jeeraro.jeeraaroOrod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld …jeerinGeedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniina…jeerjeer1. Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno. 2. Maqal yarya…jeermidile(daaw.) Walax kiimikeed oo disha ama reebta koritaanka bagti…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
