Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jeerjeer

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno. 2. Maqal yaryar oo loo kobciyo in la qasho. 3. Nooc ka mid ah garbasaaraha haweenka oo khafiif ah.

Erayo la-mid ah

jeer1. Goor; Waqti; Ammin. 2. J.ma: goorma?jeerNaasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor l…jeeraariXoolo jeeraaro samayn.jeeraarinld jeeraro.jeeraaroOrod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld …jeerinGeedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniina…jeermiNoole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.jeermidile(daaw.) Walax kiimikeed oo disha ama reebta koritaanka bagti…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms