Qaamuuska Asalka
jeerin
(bot.)MagacLafdheeri
Macnaha
Geedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniinahooda la cuno, xabag macaanna leh.
Erayo la-mid ah
jeer1. Goor; Waqti; Ammin. 2. J.ma: goorma?jeerNaasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor l…jeeraariXoolo jeeraaro samayn.jeeraarinld jeeraro.jeeraaroOrod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld …jeerjeer1. Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno. 2. Maqal yarya…jeermiNoole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.jeermidile(daaw.) Walax kiimikeed oo disha ama reebta koritaanka bagti…

