Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jeer

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Goor; Waqti; Ammin. 2. J.ma: goorma?

Erayo la-mid ah

jeeraariXoolo jeeraaro samayn.jeeraarinld jeeraro.jeeraaroOrod wareeg ah oo farxadi ku jirto oo xooluhu sameeyaan. ld …jeerinGeedgaab qodax qaroofan, miro kuwa mooska u eg leh oo iniina…jeerjeer1. Nooc libaax badeedka ka mid ah oo la cuno. 2. Maqal yarya…jeermiNoole aad u yar, ili-maqabatay ah oo cudurrada keena.jeermidile(daaw.) Walax kiimikeed oo disha ama reebta koritaanka bagti…jeermiga-xiidmahaBaktiiriya caadi ahaan ku jira xiidmaha, qaarkood waxay same…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms